Desktop Schools Popup

Select a School

Technology Support Night

AVHS is hosting a Technology Support Night for Somali families on Monday, October 18th from 5-7pm at Apple Valley High School. We plan to set up Schoology, Seesaw and Infinite Campus accounts. We will have staff on hand to field all the questions. Interpreters will be available.

 

Habeenka Tignoolajiya Waalidiinta Soomaliyeed ee Dagmada 196. Waa Isniinta Oktoobar 18th, 5 ila 7 fiidnimo. Waxaana lagu qaban doona Dugsiga saree e Apple Valley (AVHS) kulanka waxaa lagu baranayaa sida loo isticimaalo oo loo eega eego buundada ardayda schoology-ga iyo infinit campus loogu isticimaalo foomamka looga baahan yahay iskuulka.